Saddex garaad-laawe iyo hooyo gaajeysan
Ahmed A. Takar
takar77@hotmail.com
Almelo,Netherlands
Luulyo 03 2012
Aqristayaasha sharafta leh Maanta waxaan idiin soo gudbinayaa qiso dhab ah marka dhan laga fiiriyo ,misana duur-xulida oo dadban marka dhan kale laga fiiriyo ,taasoo ka turjumeysa waaqica dhabtaa ee soomaaliya, waxba yaanan idinku badin horu-dhaca ee aan idiin kala baxo idinka iyo sheekada.
halkan oo aanu su,aalo iyo jawaabo ganacsiga ku saabsan ku soo banidhigi doono qaarkood !
s1: maxaa lagu kala saaraya hadii laba qof isku khilaafaan qiimaha wax ay kala iibsadeen markhaatina aysan haysan?
j1:qofka wax iibinaya ayaa dhaaranaya, isaga ayaan hadalkiisa la qaadan ama way kala noqonayaan.
s2:ma banaan tahayin badeecadalagu sii iibiyo meeshii lagu iibsaday?
j2:maya waa xaaraam.