      <language>nl</language>
	Waxaa Maanta Weerar Ismiidaamin ka dhacay Baar weyn oo loo kuyaala Agaarka Zope ee Magaalada Muqdisho.
	Muuqaal aan ka helnay halka uu ka dhacay Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen ilaa labo Qarax oo Ismiidaamin ah ay fuliyeen labo Nin oo isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa sida Goob joogayaal noo sheegeen goordhaw.
	Labo Nin oo naftood haligayaal ah oo ku hubeesnaa Bistoolado kuna xirnaayeen Waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacday afaafka hore ee Baar The Village ama...]]></description>
         <category>Home</category>
	Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaa ay kaga doodayeen labo Qodob oo ah dastuurka Soomaaliya kamid ah.
	Baarlamaanka ayaana diirada saaray aadna uga doodayay labo qodob oo Dasuurka kamid ahaa kuwaa oo kala ahaa in Madaxweynaha Soomaaliya awood u leeyahay in uu kala Diro Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale in Wada hadal nabadeed laga galo Xuduudaha Soomaaliya.
	Kulanka o ahaa mid aad xasaasi u ahaa...]]></description>
         <category>Home</category>