qorayga wen ahmed takar
03-11-2012 22:26
Saddex garaad-laawe iyo hooyo gaajeysan
Ahmed A.Takar
Tags: Ahmed A.Takar, Saddex garaad-laawe iyo hooyo gaajeysan
10 Responses for “Saddex garaad-laawe iyo hooyo gaajeysan. W/Q Axmed Takar”

July 3, 2012 at 5:34 am
Very good article. Marka kale oo aad qiso midaan lamida aad soqorto waxad kudartaa sadaxda maan laawayaal. Kuwa Ayana damiirka lahayn oo kuwaas maan laawayaaeha ah dhiig & maalba kutaageeray oo Ayana damiir laawayaaeha ah…
July 3, 2012 at 10:17 am
Faroole no.1
Sakiin. no. 2
Afguduud no. 3
July 3, 2012 at 4:29 pm
mansha allah adeer ahmed adam takar runtii isha ayaad ka tuurtay runtii waana qiso dhab ah oo ka hadlaysa waa qicca iyo arinta dhabta ah ee ka jirta wadankena.. illah hakju sharfo adeer and thanks wacyi galintaaada iyo dareensiintaada..
July 3, 2012 at 4:52 pm
Garaad-laawe 1 = Ahmed A.Takar
Garaad-laawe 2 = Ahmed A.Takar
Garaad-laawe 3 = Ahmed A.Takar
Why ? Waxaa dhaqan xumo ah ama xaaraan ah in aad shaqsi walaalkaa ah u gaftid .
Ahmed A.Takar ha moodin in aan kuu gafayo ee waa iga waano. U R Welcome