ismidaamin kadhacaday moqdishu

03.11.2012 21:07

Waxaa Maanta Weerar Ismiidaamin ka dhacay Baar weyn oo loo kuyaala Agaarka Zope ee Magaalada Muqdisho.

Muuqaal aan ka helnay halka uu ka dhacay Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen ilaa labo Qarax oo Ismiidaamin ah ay fuliyeen labo Nin oo isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa sida Goob joogayaal noo sheegeen goordhaw.

Labo Nin oo naftood haligayaal ah oo ku hubeesnaa Bistoolado kuna xirnaayeen Waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacday afaafka hore ee Baar The Village ama Sports Cafe waxaana x iliga Weerarka dhacayya Baarka ku sugnaa Sarraakiil katirsan Ciidanka Dowlada dad u badnaa Qurbo joog oo xiligaasi Baarka ka qadeenayay