Daawo Muuqaal Sababay In Madaxwaynaha ka Niyad Jabo in uu Galabta ku Qasbo in R/Wasaaaha ku Dhawaaqo Xubnah...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaa ay kaga doodayeen labo Qodob oo ah dastuurka Soomaaliya kamid ah.
Baarlamaanka ayaana diirada saaray aadna uga doodayay labo qodob oo Dasuurka kamid ahaa kuwaa oo kala ahaa in Madaxweynaha Soomaaliya awood u leeyahay in uu kala Diro Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale in Wada hadal nabadeed laga galo Xuduudaha Soomaaliya.
Kulanka o ahaa mid aad xasaasi u ahaa ayaa Baralamaanka ka doodeen waxayna inta badan Baarlamaanka si cad oo aan gambasho laheyn uga soo horjeesteen labadaasi qodob ee kala ahaa in Madxaweynaha Baarlamaanka kala diri karo iyo arinta xuduudaha.