Home

ismidaamin kadhacaday moqdishu

03.11.2012 21:07
Waxaa Maanta Weerar Ismiidaamin ka dhacay Baar weyn oo loo kuyaala Agaarka Zope ee Magaalada Muqdisho. Muuqaal aan ka helnay halka uu ka dhacay Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen ilaa labo Qarax oo Ismiidaamin ah ay fuliyeen labo Nin oo isku soo xiray Waxyaabaha...

Daawo Muuqaal Sababay In Madaxwaynaha ka Niyad Jabo in uu Galabta ku Qasbo in R/Wasaaaha ku Dhawaaqo Xubnah...

03.11.2012 21:03
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaa ay kaga doodayeen labo Qodob oo ah dastuurka Soomaaliya kamid ah. Baarlamaanka ayaana diirada saaray aadna uga doodayay labo qodob oo Dasuurka kamid ahaa kuwaa oo kala...

kudhufow

qorayga wen ahmed takar

03.11.2012 22:26
Saddex garaad-laawe iyo hooyo gaajeysan Ahmed A. Takar takar77@hotmail.com Almelo,Netherlands Luulyo 03 2012 Aqristayaasha sharafta leh Maanta waxaan idiin soo gudbinayaa qiso dhab ah marka dhan laga fiiriyo ,misana duur-xulida oo dadban marka dhan kale laga fiiriyo ,taasoo ka...

su,aal & jawaab

03.11.2012 22:25
halkan oo aanu su,aalo iyo jawaabo ganacsiga ku saabsan ku soo banidhigi doono qaarkood !     s1: maxaa lagu kala saaraya hadii laba qof isku khilaafaan qiimaha wax ay kala iibsadeen markhaatina aysan haysan?   j1:qofka wax iibinaya ayaa dhaaranaya, isaga ayaan hadalkiisa...